Ciidamadii Ururka ONLF oo Jigjiga ka dagay  (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamadii Ururka ONLF oo Jigjiga ka dagay (Sawiro)

Magaalada Jigjiga ee dowladd deegaanka Itoobiya waxaa goor dhawayd ka soo dagtay Itoabiya Airlines, oo siday Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soom

Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Dagaal Cusub oo Alshabaab kadhan ah (Daawo)
Xiisad dagaal ayaa laga soo sheegaya Tukaraq iyo Somaliland oo hanjabtay
Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya oo lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Magaalada Jigjiga ee dowladd deegaanka Itoobiya waxaa goor dhawayd ka soo dagtay Itoabiya Airlines, oo siday Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed,kuwaas oo ka  soo ambabaxay magaalada Asmara ee Caasimadda Ereteriya.

Ciidamadan ayaa mudo sanado ah dagaal kula jiray dowladda Itoobiya , waxaana saldhig u ahayd magaalada Asmara.

Dowladda  Itoobiya iyo Ururka ONLF ayaa dhawaan soo afmeray  colaaddii muddada dheer u dhaxeysay ,waxayna Itoobiya liiska Argagixisada ay ka saartay Ururkan.

 

Ciidamadan ayaa markii ay ka soo dageen garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga waxaa ku soo dhaweeyay maamulka dowladd deeganka Itoobiya , Saraakiisha ciidamada  iyo dadweyne aad ufarabadan oo sitay calanka dowladd deegaanka Itoobiya

Sawiro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: