Puntland iyo ganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se wata musharraxa Madaxweyne? (dhegayso/daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Puntland iyo ganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se wata musharraxa Madaxweyne? (dhegayso/daawo)

Dadku horta waddaniyiin ma yihiin? Dalkooda iyo dadkooda ma jecelyihiin oo ma u dhimanayaan?Xildhibaanada Puntland maxay dadka kale kaga duwanyihiin?

UAE’S STRATEGIC RELATIONSHIP WITH ISRAEL AND ETHIOPIA AND THEIR PLANS FOR NORTHERN SOMALIA
Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”
Faroole: Dastuurka Puntland waa Kaas, Qabiil Kuma Dhisna oo waa Mid ku Dhisan Deegaan”

Dadku horta waddaniyiin ma yihiin? Dalkooda iyo dadkooda ma jecelyihiin oo ma u dhimanayaan?Xildhibaanada Puntland maxay dadka kale kaga duwanyihiin? Dalkooda ma ka war hayaan? Dadkooda ma ka war hayaan? Kuwa isticmaala ma yaqaaniin? Sida loo isticmaalo ma ka war hayaan? Sida loo isticmaali doono war ma ka hayaan? Ayagu ma iska warqabanaan? Adigu ma ka warqabtaa?

Musharraxa u sharraxan Madaxweyne Puntland asaga ma ka warqabtaa? Warkiisa ma haysaa? Waxa uu dadka iyo dalka la rabo dhegta weli ma u raaricisay. Qof ahaantiisa iyo dad la dhaqankiisa se?

Waa qaybtii labaad ee riwaayadda Puntland iyo ganacsiga siyaasadda .

Hoos ka dhegayso oo Daljir kala soco …

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: