Madaxwayne Farmaajo oo u dhoofay wadanka Talyaaniga

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo u dhoofay wadanka Talyaaniga

Madaxwayaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Roma ee caasimada Talyaaniga. “Dalka Talyaa

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xaflad loogu mahadcelinayay Guddigii qaban qaabada xuska Xoriyadda
Kenya oo hakisay duulimaadyadii ka imaanayay dalka Talyaaniga
Wasiir jamaal & Soodhaweyntii maanta ee Dhahar (sawirro)

Madaxwayaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Roma ee caasimada Talyaaniga.

“Dalka Talyaaniga waxa aynu wadaagnaa xiriir taariikhi ah, dowladdayduna waxay dadaal gelinaysaa sidii aan dib ugu xoojin lahayn, maadaama ay dowladda Talyaanigu kaalin weyn ku leedahay dib-u-dhiska Soomaaliya, saaxiibbo dhawna ay yihiin labada shacab.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya masuuliyiin katirsan madaxtooyada Villa Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: