Kulanka baarlamaanka Soomaaliya ee maanta

HomeWararka

Kulanka baarlamaanka Soomaaliya ee maanta

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya gaar haana aqalkiisa hoose ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka

Camay oo Qaabilay Safiir Kuxigeenka Safaaradda Ingriiska ee Soomaaliya (war saxaafadeed PL)
Madaxweynaha Jubbaland oo shacabka Salaada Ciidka kula tukaday Madaxtooyada (Daawo)
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya gaar haana aqalkiisa hoose ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa warbixinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka.

Dadka dhaliila dowladda ayaa ku eedaynaya in baarlamaanka Soomaaliya oo uu gaabiyay arrimo badan oo siyaasadda gudaha dalka kusaabsanaa, tan iyo markii meesha uu ka baxay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo khilaaf xooggan uu dhexmaray isaga iyo raysal wasaaraha keentay inuu iscasilo iyadoona markii dambe uu xilkiisa la wareegay wasiir katirsanaa xukuumadda Khayre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: