Amaanka magaalada Garoowe oo laga shiray  (dhegayso)

HomeWararka

Amaanka magaalada Garoowe oo laga shiray (dhegayso)

Maamulka gobolka Nugaal , saraakiisha ciidamada amniga , iyo gudiyada xaafadaha magaalada Garoowe ayaa ka shiray sidii  looga wada shaqayn lahaa amaanka caasimada , maadaama ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin . Magaalada Garoowe  ayaa waxaa ku sugan qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha iyo gudigii doorashada ee heer fadaraal. Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf19c94010100bc9045b510/codadka+Garoowe+.mp3

Madaxda Sare ee Galmudug oo la Kulmay Xildhibaanada Aqalka Sare (Sawiro)
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Darawaladda Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta
15-ka May waa maalin ku weyn xusuusta waddaniyiinta Soomaaliyeed “Maqaal”

Maamulka gobolka Nugaal , saraakiisha ciidamada amniga , iyo gudiyada xaafadaha magaalada Garoowe ayaa ka shiray sidii  looga wada shaqayn lahaa amaanka caasimada , maadaama ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin .

Magaalada Garoowe  ayaa waxaa ku sugan qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha iyo gudigii doorashada ee heer fadaraal.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: