HomeUncategorized

Baahin: Isniin, 18 Nov 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Puntland oo xabsiga dhigtay ajaaniib lagu eedeeyey Basaasnimo, Madaxweyne Faroole oo ka warbixiyey baaxadda saamaynta ay Duufaantu ku reebtay Puntland, Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland oo ka walaacsan waxyeeladda ay kaluumaysiga kasoo gaadhey Duufaanta, Ra;isal Wasaare Saacid oo ka hadlaya dagaalo ka dhacay Sh/Hoose, iyo Buuhoodle oo lagu soo dhoweeyey musharax u taagan xilka Madaxweyne kuxigeenka Puntland

Kooxo hubaysan oo weerat xabsiga dhexe ee Galkacyo, iyo taliyaha xabsiga oo arrintaasi nooga warramay.
Mudane ka tirsan golaha deegaanka Galkacyo oo aan ka waraysanay wada-xaajoodka nabadeed ee Galkacyo .
War Saxafeed – Madaxweynaha Puntland oo kulamo la yeeshay madaxda Ethiopia.

Puntland oo xabsiga dhigtay ajaaniib lagu eedeeyey Basaasnimo, Madaxweyne Faroole oo ka warbixiyey baaxadda saamaynta ay Duufaantu ku reebtay Puntland, Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland oo ka walaacsan waxyeeladda ay kaluumaysiga ?kasoo gaadhey Duufaanta, Ra;isal Wasaare Saacid oo ka hadlaya dagaalo ka dhacay Sh/Hoose, ?iyo Buuhoodle oo lagu soo dhoweeyey musharax u taagan xilka Madaxweyne kuxigeenka Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: