Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulankan oo ahaa mid qado Sharaf ah loona sameyeey Nabadoonada Puntland Qaar kamid ah isla markaana ay soo qaban qaabisay Maddasha Runta iyo caddaaladda ayaa looga hadlayeey soo xulista Xildhibaanada Cusub ee Puntland 2019. Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garoowe inooga soo diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf026710201000ef8db8916/Warbxinta+Madasha+Runta+iyo+Cadaalada+By+cXakiin+Xusein+Xassan+.mp3

Wacaal Darey ah: Wasiirkii amniga Jubbland Cabdirashiid Janan oo gaaray kismaayo
RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulankan oo ahaa mid qado Sharaf ah loona sameyeey Nabadoonada Puntland Qaar kamid ah isla markaana ay soo qaban qaabisay Maddasha Runta iyo caddaaladda ayaa looga hadlayeey soo xulista Xildhibaanada Cusub ee Puntland 2019.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garoowe inooga soo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: