Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay  sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka (dhegayso)

HomeWararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay  sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah waxa ay ku ansixiyeen sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka  Soomaaliyed. 158 mudane ayaa ogolaatay sharcigan, manajirin cid diiday ama ka aamustay. Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada uga mahad celisay sida wanaagsan oo ay sharcigan umeel mariyeen.   http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5beea0340a0100b737c6a64c/BAARLAMAANKA+.mp3

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah waxa ay ku ansixiyeen sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka  Soomaaliyed.

158 mudane ayaa ogolaatay sharcigan, manajirin cid diiday ama ka aamustay.

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada uga mahad celisay sida wanaagsan oo ay sharcigan umeel mariyeen.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: