Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay  sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka (dhegayso)

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay  sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah waxa ay ku ansixiyeen sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka  Soomaaliyed.

158 mudane ayaa ogolaatay sharcigan, manajirin cid diiday ama ka aamustay.

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada uga mahad celisay sida wanaagsan oo ay sharcigan umeel mariyeen.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com