Musharrax Aadan Gaadaale oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Musharrax Aadan Gaadaale oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)

Musharrax Madaxweyne Puntland Aadan Maxamed Ciise oo kamid ah musharrixinta u tartamaya kursiga madaxtinimadda Puntland ayaa maanta si weeyn lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe. Qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe Nabadoono,dhalinyaro ,haween,Aqoonyahano,Arday iyo Cuqaal ayaa Musharraxa kusoo dhaweyeey Garoonka diyaaraddaha ee Garoowe. Warbixintan Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeye ayaa Garoowe kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bed82b1fd00002b5ec59e15/Warbixinta+Musharrax+Aden+Maxamed+Ciise+Gaadaale+oo+lagu+soo+dhaweeyay+Garoowe+by+Sheekeeye.mp3

Puntland oo uga digaysa shirkadaha Shidaalka inay u hanqal taagaan khayraadka batroolka (daawo)
Madaxweynaha Puntland oo Maanta daah furaya Kalfadhiga 48aad ee Golaha Wakiillada Puntland
Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan la qaatay Xubnaha Guddiga Dib-u-eegista dastuurka

Musharrax Madaxweyne Puntland Aadan Maxamed Ciise oo kamid ah musharrixinta u tartamaya kursiga madaxtinimadda Puntland ayaa maanta si weeyn lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe Nabadoono,dhalinyaro ,haween,Aqoonyahano,Arday iyo Cuqaal ayaa Musharraxa kusoo dhaweyeey Garoonka diyaaraddaha ee Garoowe.

Warbixintan Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeye ayaa Garoowe kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: