Musharrax Aadan Gaadaale oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)

Musharrax Aadan Gaadaale oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)

Musharrax Madaxweyne Puntland Aadan Maxamed Ciise oo kamid ah musharrixinta u tartamaya kursiga madaxtinimadda Puntland ayaa maanta si weeyn lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe Nabadoono,dhalinyaro ,haween,Aqoonyahano,Arday iyo Cuqaal ayaa Musharraxa kusoo dhaweyeey Garoonka diyaaraddaha ee Garoowe.

Warbixintan Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeye ayaa Garoowe kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com