Itoobiya oo 63 sarkaal xabsiga dhigtay

HomeWararka

Itoobiya oo 63 sarkaal xabsiga dhigtay

Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay lixdan iyo sadex sarkaal oo katirsan militariga iyo sirdoonka wadankaasi oo lagu eedeeyey musuqmaasuq  iyo kutu

Nin Bartiisa Twitter-ka Laga Xiray Kaddib Markii uu Kaneeco Diley!
Maraykanka oo Soo Celinaya Xiriirkii Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya.
Madaxda maamulada oo kusoo wajahan Muqdisho & Shirkii Doorshada oo Beri furmi doona

Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay lixdan iyo sadex sarkaal oo katirsan militariga iyo sirdoonka wadankaasi oo lagu eedeeyey musuqmaasuq  iyo kutumashada xuquuqda banii’aadamka.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Itoobiya Berhanu Tsegaye   ayaa sheegay dadkan in laga qabtay caasimadda iyo magaalooyin ka baxsan, lana horkeeni doono maxkamad.

27- ka mid ah saraakiisha ayaa loo haystaa muquqmaasuq , halka 36 kallena loo haysto inay galeen xadgudubyo ka baxsan xuquuda aadanaha.

Itoobiya ayaa waxaa kadhacay isbadal siyaasadeed kaasi oo saamayn ku yeeshay dowladaha Geeska Afrika.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: