Wacaal  darey ah: dab ka kacay keedkii Cajaladaha ee Radio Muqdiso

HomeWararka

Wacaal darey ah: dab ka kacay keedkii Cajaladaha ee Radio Muqdiso

Dab ka kacay goor dhawayd keedka Cajaladaha ee radio Muqdisho ayaa waxaa  ku bas beelay oo ku gubtay ilaa iyo Boqolaal Cajaladood . Qaybta dabka uu

Shacabka Magaalada Qardho oo codsanaaya in magaalada biyaha laga maareeyo
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Maqaal: Fursadaha Madaxweyne Muuse Biixi Kaga Duwan Yahay Madaxweynayaashii Hore

Dab ka kacay goor dhawayd keedka Cajaladaha ee radio Muqdisho ayaa waxaa  ku bas beelay oo ku gubtay ilaa iyo Boqolaal Cajaladood .

Qaybta dabka uu qabsaday ayaa waxa ay ahayd qabtii afafka qalaad ee lagu keedinjiray Cajaladaha ,waxaana la sheegay in sababta dabkan dhalisay ay ahayd  cilad koronto, waxaana lagu guulaysta markii dambe in ladamiyo

 

Keedka Cajaladaha ee radio Muqdisho ayaa jiray mudo 60 sanno ah .

Agaasimaha wasaarada Warfaafinta ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo baaritaan ku aadan  sabata dabka dhalisay .

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: