Guddoomiye gobol oo eedeen u jeediyay dowladda fedaraalka Soomaaliya (dhegayso)

Guddoomiye gobol oo eedeen u jeediyay dowladda fedaraalka Soomaaliya (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Nugaal C/salaan Xasan Gujir oo maana garoowe shir jaraaid kuq qabtay magaalada Garoowe ayaa  dowladda  Fadaraalka Soomaaliya eedeen ujeediyay .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Garoowe ay yimaadeen Xildhibaano   ka soo jeeda Puntland oo ay dowladdu soo dirsatay .

Hadalka Gudoomiyaha ayaa ku soo beegmaya xili madaxweynaha Puntland C/wali Gaas uu isna eedeen ujeediyay dowladda Soomaaliya maalin ka hore, xili uu Waraysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga  ee  VOA,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com