QM oo Sheegtay Weerarkii Jimcihii inuu joojin doonin dadaaladooda Soomaaliya

HomeWararka

QM oo Sheegtay Weerarkii Jimcihii inuu joojin doonin dadaaladooda Soomaaliya

Xubnaha joogtada ee QM ayaa cambaareeyey weeraradii Jimcihii kadhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku geeriyoodeen inka badan labaatan qof, dad ka

Somaliland oo shuruud ku xirtay wada hadal ay dowladda ay kula gasho Hargaysa
Shirka Golaha wada tashiga doorashooyinka oo galay maalinkii seddexaad
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xubnaha joogtada ee QM ayaa cambaareeyey weeraradii Jimcihii kadhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku geeriyoodeen inka badan labaatan qof, dad ka badana dhaawac uu kasoo gaaray.

Golaha ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed iyo daneeyayaasha Caalamiga ee ka shaqaynaya nabad iyo xasilooni kusoo celinta Soomaaliya, waxaana golaha uu sheegay inuu go’aan ku qaatay sii wadida taageeridda nabadda, xasiloonida iyo horumarka Soomaaliya, iyagoona ku nuuxnuuxsaday dhacdooyinkan argagaxisada inay joojin doonin dadaalkooda ay ku taageerayaan nabad soo celinta Soomaaliya.

Sidoo kalle waxaa tacsi gaar ah ay u direen ehelada dadka ay waxyeelada soo gaarta, Xoghayaha Guud ee QM Antoinio Gutress ayaa muujiyay cambaarayn iyo tacsi weerarada qaraxyada ee kadhacay Muqdisho Jimcihii .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: