Maamulka dowladd deegaanka Itoobiya ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay qoysaskii ku barakacay colaadii sokeeye ee ka dhacday deegaanka Dhumey ee gobolka
Maamulka dowladd deegaanka Itoobiya ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay qoysaskii ku barakacay colaadii sokeeye ee ka dhacday deegaanka Dhumey ee gobolka Sool.
Deeqdan oo ka koobneed Bur , Sonkari Bariis , Saliid , Buste yaal dhaxanta laga huwado, iyo gogol lagu jiifsado , ayaa ka timid madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar, waxaana loo qaybiyay qoysaskii ku barakacay colaada Dhumey ,ku waas oo ka mahad celiyay deeqdan uga timid Madaxweyne Cagjar .
Dhegayso.
COMMENTS