Maamulka dowladd deegaanka Itoobiya oo deeq gar gaar ah gaarsiiyay dadkii ku Barakacay colaadii Dhumey( dheyaso)

Maamulka dowladd deegaanka Itoobiya oo deeq gar gaar ah gaarsiiyay dadkii ku Barakacay colaadii Dhumey( dheyaso)

Maamulka dowladd deegaanka Itoobiya ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay qoysaskii ku barakacay colaadii sokeeye ee ka dhacday deegaanka Dhumey ee gobolka Sool.

Deeqdan oo ka koobneed  Bur , Sonkari  Bariis , Saliid , Buste yaal dhaxanta laga huwado, iyo  gogol lagu jiifsado  , ayaa ka timid madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar, waxaana loo qaybiyay qoysaskii ku barakacay colaada Dhumey ,ku waas oo ka mahad celiyay deeqdan uga timid Madaxweyne Cagjar .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com