HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 24 Oct -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Golaha Wasiiradda DF oo ka dooday miisaaniyada sanadka 2014, Puntland oo beenisay in Taleex laga wado shir Khaatumo ah, Dawlada Ururuadda aan dawliga ahayn ee Puntland oo ku baaqay in la qabto doorasho hufan, Maraykanka oo Afrika ka taageeraya dhinacyada xasiloonida & horumarinta qaaradda, Maamulka Jubbaland oo soo xarayna ciidamo taabacsan Barre Hiiraalle, & Baarlamaanka oo waxka bedelay xeer hoosaadka.

DHEGEYSO-Abshir Cali Qood*Xiisadaha Galkacyo waxay salka kuhayaan siyaasad durugsan*.
(Dhagayso) Xog’hayaha NUSOJ Bakiztan oo qaadacay go’aankii Maxkamada sare
Xildhibaano ku baaqay xil ka qaadista afhayeen Sh. Madoobe.

Golaha Wasiiradda DF oo ka dooday miisaaniyada sanadka 2014, Puntland oo beenisay in Taleex laga wado shir Khaatumo ah, Dawlada Ururuadda aan dawliga ahayn ee Puntland oo ku baaqay in la qabto doorasho hufan, Maraykanka oo Afrika ka taageeraya dhinacyada xasiloonida & horumarinta qaaradda, Maamulka Jubbaland oo soo xarayna ciidamo taabacsan Barre Hiiraalle, & Baarlamaanka oo waxka bedelay xeer hoosaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: