Wafdi kasocda QM oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Wafdi kasocda QM oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland (dhegayso)

Magaaladda Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobey u qaabilsan Arrimaha Somaaliya,waxayna kulan la qaaten Madaxweynaha Somaliland muuse biixi. Warbixintan Waxaa inoo diyaariyeey Wariye Khadar Cawl http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bdf3d9c020100cdd6d95e97/Warbixin+Ergeyga+QM+eeSoomaaliya+oo+Hargeysa+tegey+by+Khadar+Cawl+.mp3

Ra’iisul Wasaare Xamse’ Waa in laga garaabo Goonni isku taaga Somaliland”
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda
Madixii Xukumada Galmudug oo ka baxsaday Dhuusamareeb (Mustaqbal Radio)

Magaaladda Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobey u qaabilsan Arrimaha Somaaliya,waxayna kulan la qaaten Madaxweynaha Somaliland muuse biixi.

Warbixintan Waxaa inoo diyaariyeey Wariye Khadar Cawl

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: