Xildhibaan Nuradiin oo daljir uga waramay Baaqashadda Kal-fadhigii Barlamanka PL (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Nuradiin oo daljir uga waramay Baaqashadda Kal-fadhigii Barlamanka PL (dhegayso)

25 bishan waxaa baaqday kal-fadhi ay ahayd inay isugu yimadaan Golaha wakiilada Puntland oo noqon laha kii ugu dnbeeyey muda xilliloodkooda, kaas ooo

Hay’adda WHO oo soo saartey digniin la xiriirta Coronavirus
Markab gargaar sidda uu dhawaan ku xiran doono Dekadda Garacad | Waraysi Waaberi
Jowhar oo Amaankeeda la adkeyeey & doorashadda Aqalka sare oo ka dhacaysa

25 bishan waxaa baaqday kal-fadhi ay ahayd inay isugu yimadaan Golaha wakiilada Puntland oo noqon laha kii ugu dnbeeyey muda xilliloodkooda, kaas ooo ay ahyd inay ku Ansixyaan miiisaaniyada saddexda bilood ee dooorashada lagu jiro iyo gudiga doorashada hadii Madaxweynuhu magacaabo,taas oo anan dhicin.

Intaas oo dhan ma dhicin waxaana xildhibaanadii wakhtigooda dhamaaday ay u kala baxeen gobolada ay kaso jeedeen si ay u raadsadaan mar kale inay dib u soo labtan.

Xildhibaan nuuradiin Cabdirashiid Cali oo ka mid ah Xubnaha hada wakhtigoodu dhamaanayo ayaa Radio daljir u sheegay in Baarlaamnka uu ka mid ka yahay aysan dhacayn ilaa Baarlaman badala lasoo gudbiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: