Dowladda oo Maxkamad soo taagtay Mas,uul lagu soo eedeeyay musuq maasuq  (dhegayso )

HomeWararka

Dowladda oo Maxkamad soo taagtay Mas,uul lagu soo eedeeyay musuq maasuq (dhegayso )

Maxkamada gobolka banaadir ayaa la soo taagay maanta  Agaasimihii waaxda  qandaraasyada ee wasaarada Maaliyada dowladda Soomaaliya C/shakuur Aadan Max

Shirkii Golaha Wasiradda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga iyo Arrimo kale (Akhriso+sawiro)
Ra’iisul wasaare Rooble oo la hadlay Wafdigii ay dowladda u dirtay Maxkamada ICJ
Iiraan oo ku eedaysay Mareykanka inuu doonayo fadhi degdeg QM inay ka yeelato dalkeeda

Maxkamada gobolka banaadir ayaa la soo taagay maanta  Agaasimihii waaxda  qandaraasyada ee wasaarada Maaliyada dowladda Soomaaliya C/shakuur Aadan Maxamed .

Xafiiska xeer ilaainta ayaa soo bandigay saxiix heshiisyo  sharci daro ah iyo  joojinta ku sharci ah oo lagu soo eedeeyay ee deesanaha .

Mashaariicdaasi   uu lunsaday Agaasimaha ayaa loogu magacdaray horumarinta dhulka qalalan , waxaana loogu talagalay in laga fuliyo degmooyinka  Bacaadweyn iyo Faa Fax dhuun , waxaana fulinyaayay Bangiga aduunka .

Waa markii ugu horaysay dad lagu soo eedeeyo musuq oo ay ka soo muuqdaan  Maxkamadaha dalka.

Dhegyso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: