HomeUncategorized

Baahin: Isniin, 7 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Iimaan Maxamed Jaamac ~ Daljir ~ Gaalkacyo

Madaxweynaha Jubba oo qaadacay shir lagaga dhawaaqay Muqdisho, Shir looga hadlayo shiidaalka Soomaaliya oo ka furmay London, Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u dhigay Hindise sharciyeed, Wafti ka socda DF oo kusugan beledweyne kana hadlay maamul u samaynta gobolka Hiiraan.

Midowga Yurub oo boqol milyan oo lacagta Euro ah ugu yaboohay AMISOM
RW Cumar oo Dhaliilay laamaha Amniga Dowladda Somalia
Dhallinyaro da?dooda ay aad u yartahay oo saxaafadda loo soo bandhigey lana sheegey in lagu soo qab qabtey dagaallada Muqdisho. [Akhris …]

Madaxweynaha Jubba oo qaadacay shir lagaga dhawaaqay Muqdisho, Shir looga hadlayo shiidaalka Soomaaliya oo ka furmay London, Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u dhigay Hindise sharciyeed, Wafti ka socda DF oo kusugan beledweyne kana hadlay maamul u samaynta gobolka Hiiraan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: