Taliyaha cusub ee  Booliska  Puntland oo xilkii la wareegay (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha cusub ee Booliska Puntland oo xilkii la wareegay (dhegayso)

Magaalada Gaoowe waxaa lagu qabtay  maanta munaasibad ay xilalkii kula kala wareegayeen Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Puntland  Muxiidiin Axmed

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Alshabaab oo la wareegay degaano ka tirsan shabeelaha dhexe

Magaalada Gaoowe waxaa lagu qabtay  maanta munaasibad ay xilalkii kula kala wareegayeen Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Puntland  Muxiidiin Axmed Muuse iyo Taliyihii hore ee ciidamada  Booliska  Puntland  C/laahi Shire Dool .

Xilwareejinta ayaa ka dhacday xarunta Taliska qaybta Booliiska Puntland ee Garoowe ,waxaana ka soo qayb galay Wasiirka amniga Puntland Axmed C/laahi Yuusuf Dowladd .

Wariyaha Daljir ee magaalada Garoowe C/xakiin Xuseen Xasan ayaa soo jeedinaya warbixinta xilwareejinta .

Dhegayso.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: