Ergo Nabadeyn oo ku baxay colaadda deegaanka Dhumay (dhegayso)

HomeWararka

Ergo Nabadeyn oo ku baxay colaadda deegaanka Dhumay (dhegayso)

Magaalada Garoowe  waxaa saaka ka ambabaxay Isimo, Nabadoodo, Cuqaal iyo Culimo ayaga oo ku baxay dagaalkii  dhawaan ka dhacay deegaanka  Dhumay ee gobolka Sool. Isimadan ku baxay colaadda gobolka Sool ayaa ka kala baxay magaalooyinka Garoowe, Buuhoodle , iyo Laas Caanood. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bd6a9810201009592d7f46e/codka+odayaasha+.mp3  

BULSHADA KU DHAQAN SENTARKA GOLE EE DEGMADA DANNOOD, GOBOLKA DOOLLO
Warka Fiidnimo iyo Fadxi Aadan Cismaan, Daljir Bossaso (dhegayso)
Mesut Ozil oo deeq afurin ah ugu deeqay Qoysaska danta yar ee Soomaaliya

Magaalada Garoowe  waxaa saaka ka ambabaxay Isimo, Nabadoodo, Cuqaal iyo Culimo ayaga oo ku baxay dagaalkii  dhawaan ka dhacay deegaanka  Dhumay ee gobolka Sool.

Isimadan ku baxay colaadda gobolka Sool ayaa ka kala baxay magaalooyinka Garoowe, Buuhoodle , iyo Laas Caanood.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: