Site icon Radio Daljir

Ergo Nabadeyn oo ku baxay colaadda deegaanka Dhumay (dhegayso)

Magaalada Garoowe  waxaa saaka ka ambabaxay Isimo, Nabadoodo, Cuqaal iyo Culimo ayaga oo ku baxay dagaalkii  dhawaan ka dhacay deegaanka  Dhumay ee gobolka Sool.

Isimadan ku baxay colaadda gobolka Sool ayaa ka kala baxay magaalooyinka Garoowe, Buuhoodle , iyo Laas Caanood.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bd6a9810201009592d7f46e/codka+odayaasha+.mp3?_=1

 

Exit mobile version