Axmed Madoobe oo shir Amni kaga dhawaaqay Kismaayo

HomeWararka

Axmed Madoobe oo shir Amni kaga dhawaaqay Kismaayo

Madaxweynaha maamulka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa  Kismaayo kaga dhawaaqay in dhawaan uu furmi doon shir ay yeelan doonaan Wasiirada Amniga iyo Taliye yaasha  ciidamada maamul goboledyada . Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkan lagu go,aamin doono  qaab dhismeedka ciidamadii lagaga dhawaaqay shirkii lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe .  

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Farmaajo oo ku baaqay in loo hoggaansamo talooyinka caafimaad ee badqabkooda
Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka oo sheegay in la furi doono wadooyinka Muqdisho ee wali xiran

Madaxweynaha maamulka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa  Kismaayo kaga dhawaaqay in dhawaan uu furmi doon shir ay yeelan doonaan Wasiirada Amniga iyo Taliye yaasha  ciidamada maamul goboledyada .

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkan lagu go,aamin doono  qaab dhismeedka ciidamadii lagaga dhawaaqay shirkii lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: