Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka  dowladda Soomalaiya ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay maata waxa ay ku sheegeen in duqayn diyaaradeed lagu dilay laba xunood oo ka tirsan Al-shabaab .

 

“Xubin sare oo Al-Shabaab ah, kuna sugnaa degmada Kunya Barow, una qaabilsanaa soo aruurinta dakhliga, ayaa waxaa 25/10/2018 gantaal ku dilay xulufada ciidanka amniga Soomaaliyeed, Dhaqaalaha uu shakhsigan soo aruursho ayaa lagu gumaadi jiray shacabka”ayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka NISA.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *