Musharrax Cali Xaaji Warsame oo  Gaalkacyo si aan kalahar laheyn loogu soodhaweeyay (sawirro)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo si aan kalahar laheyn loogu soodhaweeyay (sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka  Mudug waxaa maanta lagu soo dhaweeyey Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Musharaxiinta Puntland. Musharra

Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa oo uu Gaalkacyo ka jeediyeey Musharax Cali Xaaji (Daawo)
Bulshadda & Ardayda Garoowe oo Su’aalo Waydiyeey Musharrax Cali Xaaji (Daawo)
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay Muhiimada dhalinyarada dalka u leeyihiin (Daawo)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka  Mudug waxaa maanta lagu soo dhaweeyey Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Musharaxiinta Puntland. Musharraxa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ku soodhaweeyey  dadweyne farabadan  oo sitay  calanka Puntland  iyo kan Soomaaliya, iyo waliba maamulka gobolka iyo kan degmada.

Qabanqaabada soodhaweynta Musharrax Cali Xaaji Warsame oo  maalmahanba ka socotay magaalada Gaalkacyo ayaa ahayd mid aan kalahar laheyn.

Amaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay, waxaana waddooyinka iyo garoonka diyaaradaha ku sugnaa ciidamada Booliska iyo duwa daraawiishta Puntland.

Hoos ka daawo sawirada soodhaweynta musharraxa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: