Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo ku dhawaaqay xisbi siyaasadeed (Akhriso)

HomeWararka

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo ku dhawaaqay xisbi siyaasadeed (Akhriso)

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo shir uga socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa ku heshiiyay xisbi siyaasadeed oo qayb ka noqda

Exclusive: Controversial Somali sprinter speaks out
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Isbedel ku yimid duufaantii laga cabsi qabay in ay ku dhufato Puntland

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo shir uga socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa ku heshiiyay xisbi siyaasadeed oo qayb ka noqda doorashada 2020ka ee kusoo fool leh dalka.

Xisbigan ayaa loogu magacdaray Xisbiga Horusocod Qaran, waxaana guddoomiye kumeel gaarka ah loogu doortay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Hogaamiyeyaashan ayaa dagaal kula jira dowladda dhexe ee Villa Soomaaliya katalisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: