Isbedel ku yimid duufaantii laga cabsi qabay in ay ku dhufato Puntland

War kasoo baxay Agaasimaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Puntland, Cabdulaahi Axmed Ceyrow ayaa waxaa lagu sheegay in uu isedel ku yimid duufanti laga casbi qabay inay ku dhifato deegaanno ka tirsan Maamulkaas,isla markaana ay ku wareegtao Goobo kale.

Waxaa uu sheegay in dabeysa laga cabsi qabay ay u weecataya dhinaca Raasiga oo ah halka ay ku kala wareegaan badwaynta Hindiya iyo badda Cas,hayeeshee Roob lafilayo in uu da’o maalmaha Jimcaha iyo Sabtida.

doo kale waxaa uu uga digey dadweynaha ku nool tuulooyinka ku teedsan Xeebaha daadad ka dhalankara roobab culus oo kusoo wajahan deegaannada Puntland.

Si kastaba Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shalay shaacisay in deegaannada Puntland ay kusoo wajahan yihiin roobab dabeylo wata,kuwaas oo waxyeelogeysan kara.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com