Wacaal daray ah: Shirkii Madaxda maamul goboleedyada Garoowe oo War-murtiyeed laga soo saaray

Wacaal daray ah: Shirkii Madaxda maamul goboleedyada Garoowe oo War-murtiyeed laga soo saaray

Waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda maamul goboleedyada dalka ee magaalada Garoowe uga socday mudo Afar maalmood ah  Madaxweyne yaasha Puntland, Galmudug , Koonfur galbeed ,iyo Jublanad .

 

Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban ilaa iyo 14 qodob .

Halkan ka Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com