Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)

HomeWararka

Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)

Waxaa maanta si rasmi ah degmadda Bareeda uga furmay kalfadhigii 2-aad ee golaha deegaanka ee degmada Bareeda tan iyo markii la soo dhisay golaha deegaanka ee degmadda Furitaanka kaladhigan ayaa ku soobegmaya xili dhaqaalaha gobolka uu hoose udhacay . Hadaba ajandayaashii kal-fadhigan looga hadlay waxaan ka waraysanay Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bd0b8e00201006d55d6fdf6/Gudoomiyah+gobolka+Garda+Fuu+.mp3

Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)
Dhalinyaradda Kasoo jeedda Gobaladda Sanaag, Bari & Haylan oo Munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Xildhibanadda kasoo baxay Gobaladdas.
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Culimada Ahlu Sunna iyo Gud. Dib u Heshiisiinta Galmudug. (Sawiro)

Waxaa maanta si rasmi ah degmadda Bareeda uga furmay kalfadhigii 2-aad ee golaha deegaanka ee degmada Bareeda tan iyo markii la soo dhisay golaha deegaanka ee degmadda

Furitaanka kaladhigan ayaa ku soobegmaya xili dhaqaalaha gobolka uu hoose udhacay .

Hadaba ajandayaashii kal-fadhigan looga hadlay waxaan ka waraysanay Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: