Dowladda oo Xal uheshay khilaafka iyaga iyo maamul goboleedyada ka dhex taagnaa

HomeWararka

Dowladda oo Xal uheshay khilaafka iyaga iyo maamul goboleedyada ka dhex taagnaa

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay magacawday gudi ka kooban ilaa iyo  4 xubnood  kuwaas oo Aqalka sare kala shaqan doona tabashada maamul gobole

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo aqbalay kala diristii Ra’iisul Wasaaraha
Khudaar yari laga dareemayo suuqyadda Gaalkacyo (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo laba Shirkadood kala hadashay Arrimaha Shidaalka

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay magacawday gudi ka kooban ilaa iyo  4 xubnood  kuwaas oo Aqalka sare kala shaqan doona tabashada maamul goboleedyada ay dowladda ka tirsanayaan.

War qoraal ah oo maanta ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayuu ku magacaabay xunaha gudigan oo uu gudoomiye uyahay Wasiirka arimaga gudaha ee Somalaiya Cabdi Maxamed Sabriye.

 

Halkan ka Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: