Boqor Burhaan iyo Isimada dhaqanka Puntland oo Baaq Nabadeed udiray Beelihii ku dagaalamay Sool  (dhegayso )

HomeWararka

Boqor Burhaan iyo Isimada dhaqanka Puntland oo Baaq Nabadeed udiray Beelihii ku dagaalamay Sool (dhegayso )

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka Beelaha Daarood iyo qaar kamid ah Isimada dhaqanka ee Puntland oo ku shiray degmada  Qardho ayaa baaq Nabadeed waxa ay udireen beelihii shalay ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool. Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bcede37fd0000f706c0f94c/Boqorka+iyo+isimada+dhaqanka+.mp3

Wasiir Goodax oo la kulmay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dhiirigeliyey Ciidanka Xasilinta Muqdisho
Aadan Bare Ducaale: ” Taako Kamida dhulka ama biyaha Kenya u Ogalaan mayno in ay Qaatan Soomaaliya” (Daawo)

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka Beelaha Daarood iyo qaar kamid ah Isimada dhaqanka ee Puntland oo ku shiray degmada  Qardho ayaa baaq Nabadeed waxa ay udireen beelihii shalay ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0