Wasiir Goodax oo la kulmay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka

HomeWararka

Wasiir Goodax oo la kulmay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka

Sii hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaarad

Qaadka laga keeno dalka itoobiya oo dhibaato ku haya dadka ku nool Tuulooyinka Nugaal (dhegayso)
Nabadoonada Puntland oo si kulul ugu jawaabay waxgaradka Baydhabo (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Sii hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda waxbarashada guddiga dalladaha waxbarashada dalka.

Kullanka ayaa ku saabsanaa dib-u-eegista iyo horumarinta waxbarashada iyo in ay dalladadaha ka qeyb-qaataan dadaallada ay Wasaaraddu ku tayeyneyso waxbarashada dalka.

Sii hayaha wasiirka waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kula dar daarmay in dalladaha ay dowladda kala shaqeeyaan sidii kor loogu qaadi heerka waxbarashada dalka iyo in sidii loogu talagalay loo dhaqan galiyo Manhajka ay dowladda Soomaaliya soo diyaarisay maadaama la dhameystiray manhajka ee uu hada yahaya dugsiyada Hoose,Shexe iyo sare.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: