Madaxda dowlad gobaleedyadda oo ka hadlay shirka uga furmaya Garoowe (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Madaxda dowlad gobaleedyadda oo ka hadlay shirka uga furmaya Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxweynayaasha maamul gobeleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa maanta soo gaaray caasimadda Garoowe, halkaasi oo ay kaga qaybgalaya

Warbixinta TARTAN &TACLIIN: Wareeggii 2aad habeenkii 1aad
Muuse Biixi “Dhibaato ka wayn xiligii midnimada ayaa loo gaystay Somaliland” (dhegayso)
Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo ku dagaalamaya gobolka Galgaduud

Madaxweynayaasha maamul gobeleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa maanta soo gaaray caasimadda Garoowe, halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shirweynaha wadatashiga Maamul goboleedyada oo uu martigaliyay Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.

Madaxweynaha Koofurgalbeed Shariif Xasan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo ayaa diyaarad ku yimid Garoowe, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo xubno ka tirsan labada golle ee dowladda.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: