Madaxda dowlad gobaleedyadda oo ka hadlay shirka uga furmaya Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxda dowlad gobaleedyadda oo ka hadlay shirka uga furmaya Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxweynayaasha maamul gobeleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa maanta soo gaaray caasimadda Garoowe, halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shirweynaha wadatashiga Maamul goboleedyada oo uu martigaliyay Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.

Madaxweynaha Koofurgalbeed Shariif Xasan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo ayaa diyaarad ku yimid Garoowe, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo xubno ka tirsan labada golle ee dowladda.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com