Khasaare ka dhashay roobkii  deyrta ee ka da’ay gobolka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Khasaare ka dhashay roobkii deyrta ee ka da’ay gobolka Bari (dhegayso)

Illaa iyo 50 beerood oo ku yaalay deegaanka Qaw ee gobolka Bari ayaa waxaa la tagay daadad xoogan oo ka soo rogmay toga wayn ee loo yaqaano dheg -caan

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso/daawo)
Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo ku dagaalamaya gobolka Galgaduud
Abukar Arman: Dhab-ka-Hadal Ammaandarrada Soomaaliya

Illaa iyo 50 beerood oo ku yaalay deegaanka Qaw ee gobolka Bari ayaa waxaa la tagay daadad xoogan oo ka soo rogmay toga wayn ee loo yaqaano dheg -caan.

Daadka ayaa dhamaan waxa uu latagay dalagyadii kala duwanaa ee beerahaasi ka baxay iyo qalabkii ay Beeralayda ku shaqaysan jireen.

17 kii bishii 5-aad ee sanadkan  ayay ahayd markii sidan oo kale daadad soo rogmaday ay la tageen dalagyadii iyo qalabkii beerahaasi ku yaalay  deegaanka  Qow.
Deegaankan ayaa magaalada Bosaaso waxa uu ujiraa qiyaastii  ilaa iyo 23 kmtr.

Hadaba Cabdiqani Xasan Maxamed waa gudoomiyaha Beeralayda deegaanka Qaw , waxa uu wariye Xasan Heykal uga waramay khasaaraha ka soo gaaray daadadkaasi

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: