HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 12 Sep -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo ka badbaaday weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday, Iclaamiyeyna dagaal hor leh oo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab,Madaxweynaha Df oo Cambaareeyey Qaraxa lala eegtay Hogaamiyaha maamulka Jubba, Ra'isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo canbaareeyey qaraxa lala eegtay Madaxweynaha Jubba tacsina u diray dadkii ku waxyeeloobey qaraxaasim, Al-shabaab oo maanta dagaal ku dilay Omar Hamaami iyo Osman Al-Britani oo ku jiray Al-Qaacida, Golaha Wasiirada DF oo ku baaqay dib u heshiisiin

Nabadoon Nuur Xirsi Xuseen oo u dhintay dhaawicii ka soo gaaray weerarkii lagu qaaday.
(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Gaalkacyo)
DHEGEYSO-Haweenka barta cunta karinta oo kusoo badanaya Qardho.

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo ka badbaaday weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday, Iclaamiyeyna dagaal hor leh oo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab,Madaxweynaha Df oo Cambaareeyey Qaraxa lala eegtay Hogaamiyaha maamulka Jubba, Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo canbaareeyey qaraxa lala eegtay Madaxweynaha Jubba tacsina u diray dadkii ku waxyeeloobey qaraxaasim, Al-shabaab oo maanta dagaal ku dilay Omar Hamaami iyo Osman Al-Britani oo ku jiray Al-Qaacida, Golaha Wasiirada DF oo ku baaqay dib u heshiisiin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: