Baahin: Khamiis 12 Sep -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo ka badbaaday weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday, Iclaamiyeyna dagaal hor leh oo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab,Madaxweynaha Df oo Cambaareeyey Qaraxa lala eegtay Hogaamiyaha maamulka Jubba, Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo canbaareeyey qaraxa lala eegtay Madaxweynaha Jubba tacsina u diray dadkii ku waxyeeloobey qaraxaasim, Al-shabaab oo maanta dagaal ku dilay Omar Hamaami iyo Osman Al-Britani oo ku jiray Al-Qaacida, Golaha Wasiirada DF oo ku baaqay dib u heshiisiin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com