Madaxweynaha Galmudug oo koonfurta Gaalkacyo kula kulmay Saraakisha Galmudug (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo koonfurta Gaalkacyo kula kulmay Saraakisha Galmudug (Sawiro)

Axmed Ducaale Gelle (Xaaf)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oomalmhan ku sugnaa koonfurta Magaaladda Gaalkcyo ayaa Maanta Booqday Saldhiga Ciid

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Xildhibaan Axmed Cashara
RW Khayre oo kormeeray Xarunta Maamulka gobalka Banaadir (dhageyso/Sawiro)
Hay’adda FOA oo sheegtay in 1Milyan oo Caruurta Soomaaliyeed ah ay sanadkan wajihi doonaan Nafaqo darro ( dhegayso)

Axmed Ducaale Gelle (Xaaf)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oomalmhan ku sugnaa koonfurta Magaaladda Gaalkcyo ayaa Maanta Booqday Saldhiga Ciidanka Booliska Galmudug halkaasi uu kula kulmay saraakiisha ciidamada amaanka Galmudug.

kormeerka Xaaf ee Xarumaha Ciidanka Amniga ayaa waxaa uu ahaa sidii saraakiisha ciidamada ula hadli lahaa xaalada ammaan ee degaanada Gobolka mudug.

Dhinacooda ciidamada ayaa Madaxweynaha uga warbixiyeey in xaalada ammaan hadda ay tahay mid wanaagsan islamarkana ciidamada ay u baahan yihiin gaadiiid ay ku shaqeyaan.

Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa ciidamada ku amaanay sida ay u xaqiijiyeen amniga guud ee gobolka Mudug wuxuna balan qaaday in ka maamul ahaan ay wax ka qabanayan cabashada ciidamada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: