Xaaf oo mowshin uga furmay magaalada Dhuusomareeb oo xarun u ah (dhegayso)

HomeWararka

Xaaf oo mowshin uga furmay magaalada Dhuusomareeb oo xarun u ah (dhegayso)

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa mowshin looga soo horjeedo uu ka bilowday magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Ga

RW Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka (dhegayso)
Kharashaadka ku baxaya doorashadda dalka ka dhacaysa oo la shaaciyeey
Al-Shabaab oo laba Ruux kudilay weerar ka dhacay deegaan miyi ah oo ku yaalla xeebta dalka Kenya.

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa mowshin looga soo horjeedo uu ka bilowday magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Mowshinka ayaa waxaa saxiixay kontomeeyo xildhibaan, iyadoona lagu soo beegay waqti uu damacsanaa inuu isku shaandheeyo golihiisa wasiirada.

Khilaaf horay uga jiray maamulka Galmudug ayaa noqday mid madaxda maamulka u kala qaybiyay magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Cadaado.

Xaaf ayaa kusoo wajahan magaalada Garoowe oo ay hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada ay ku yeelan doonaan shir, kaasi oo qayb ka ah shirar ay ku yeesheen Kismaayo iyo Baydhabo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0