Doorka Haweenka  iyo doorashada Puntland ee 2019   (dhegayso)

HomeWararka

Doorka Haweenka iyo doorashada Puntland ee 2019 (dhegayso)

iyadoo Puntland ay isku diyaarinayso doorashada Madaxweynaha cusub ee shanta sano ee soo socota  iyo  soo xulida Baarlamaanka   cusub ee Puntland , ay

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Cabdiraxman C/Shakuur: “Dowlad Goboleedyada ayaa qeyb ka ah boobka doorashada”
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
iyadoo Puntland ay isku diyaarinayso doorashada Madaxweynaha cusub ee shanta sano ee soo socota  iyo  soo xulida Baarlamaanka   cusub ee Puntland , ayaa hadana gobolada iyo degmooyinka  Puntland waxaa  ka socoto ololaha doorashooyinkaasi  waxaana sanadkan   kuraasta Baarlamaanka u tartamaya  haweenka Puntland   oo damacoodu uu yahay in ay Baarlamaanka  qoondo fiican ay ku yeeshaan .
Dumrka ayaa la sheegaa in caqabada ugu wayn ay ka soo wajahdo  dhanka odayaasha dhaqanka  oo  ka door bida wiilasha .
Hadaba  Luul Maxamed Warsame waa haweenka  ka sharaxan gobolka Nugaal , Radio Daljir ayay maanta uga warbixisay damaceeda siyaasadeed  .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: