HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 29- August -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buhodle

Golaha Wasiirada DF oo ansixiyey heshiiskii Jubba & Dawlada Federalka, aqoon yahano ka faaloonaya nuxurka heshiiska labada dhinac ee Jubba & Df, Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo kormeeray xeryaha ciidamada Taleex dad iska hadlayna ku tilmaamay Wasiiro ka tirsan Somaliland,Puntland oo maanta xidhay Wariyayaal heer caalami ah & ururka Suxufiyiinta ee Puntland cambaareeyey falkaasi,

Baahin: Khamiis 12 Sep -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle
Dawladda Soomaaliya oo guulo ka sheegatay dagaalladii saacadihii ugu danbeeyey ka dhacay Muqdisho. [Akhris …]
Madaxda Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho.

Golaha Wasiirada DF oo ansixiyey heshiiskii Jubba & Dawlada Federalka, aqoon yahano ka faaloonaya nuxurka heshiiska labada dhinac ee Jubba & Df, Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo kormeeray xeryaha ciidamada Taleex dad iska hadlayna ku tilmaamay Wasiiro ka tirsan Somaliland,Puntland oo maanta xidhay Wariyayaal heer caalami ah & ururka Suxufiyiinta ee Puntland cambaareeyey falkaasi, lacago been abuur ah oo lagu gubey Boosaasooso,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: