Qaar kamid ah mushariixinta madaxtimada Puntland oo war saxafadeed soo saaray (akhriso)

HomeWararka

Qaar kamid ah mushariixinta madaxtimada Puntland oo war saxafadeed soo saaray (akhriso)

Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen

Cali C Cosoble,”Waan Ka Guurey Jowhar Waxaana Ku Shaqayn Doonaa Beledweyne”
TPLF oo aqbashay wadahadal ay la gasho dowladda Itoobiya
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen xaaladda Puntland iyo xiriirka Federaalka iyo dowladda Puntland, iyo arrimo kale oo xasaasi ah ayna kamidyihiin:

    1. “Ku takrifalka hantida” shacabka Puntland
    2. Dib-u-dhaca ammaanka Puntland
    3. Xulista guddiga khilaafaadka iyo xulista xildhibaanada

HALKAN RIIX OO KA BOG WARSAXAFADEEDKA MMP 2019 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: