Nabadoon Xarrago oo ayiday doorka haweenka ee Barlamaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon Xarrago oo ayiday doorka haweenka ee Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Intiinii shalay dhegaysatey barnaamijyadii ka baxay Radio Daljir waxaan ku baahiney waraysi ka hadlayey caqabadaha haweenka ka hortaagan inay kamid no

Midowga Afrika oo kala dhex galay Xiisadda Itoobiya iyo Masar
Dowladda Soomaaliya oo hay’addaha samafalka kala hadashay sii wadidda samafalka
Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Golaha wakiilada & Madaxda Map oo Kulmay (Daawo)

Intiinii shalay dhegaysatey barnaamijyadii ka baxay Radio Daljir waxaan ku baahiney waraysi ka hadlayey caqabadaha haweenka ka hortaagan inay kamid noqdaan baarlamaanka Puntland.

Odayaasha dhaqanka ayaa inta badan la sheegaa inaysan raali ka ahayn in dumarku saami muuqda ku yeeshaan Baarlamaanka, hadaba Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) ayaan wax ka waydiiney sababta odayaashu u diidan yihiin in dumarku baarlamaanka kamid noqdaan.

Wariye Khadar Cawl ayaa waraystay Nabadoonka.

Hoos ka dhegayso

 

Caqabadaha haweenka ka hortaagan kamid noqoshada Baarlamaanka Puntland (hoos ka dhegayso)

Maxaysan haweenku door ugu yeelan kamid noqoshada wakiilada Puntland (dhegayso)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: