Warshad lagu sameeyo Saladdaha oo Garoowe laga hirgaliyeey (dhegayso)

HomeWararka

Warshad lagu sameeyo Saladdaha oo Garoowe laga hirgaliyeey (dhegayso)

Iyadoo bacdu ay dhibaato weyn ku hayso dalkeena,siba degaanka ayaa waxaa ganacsato reer Puntland ah mudaba ku fikirayeen sidii loo samayn lahaa agab k

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo kismaayo lagu soo dhaweyeey
Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda

Iyadoo bacdu ay dhibaato weyn ku hayso dalkeena,siba degaanka ayaa waxaa ganacsato reer Puntland ah mudaba ku fikirayeen sidii loo samayn lahaa agab kale oo looga maarmo bacmadowda oo dadku inta baddan siyaabo kala duwan u isticmaalan.

Hadaba Ganacsade dalka ku sugnaa ayaa u fikiray sidii Garoowe uu uga hirgalin lahaa warshad samaysa salaadaha looga kaaftoomayo bacnmadowd, taas oo lagu magacaabo Badbaado, iyado xalay munaasabad kadhacday Garoowe lagu soo bandhigay sallada lagaga kaftoomayo bacda.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa soo diyaariyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: