Iska horimaad kadhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

HomeWararka

Iska horimaad kadhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

Rasaas ayaa xalay laga maqlay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland. Warar kalle duwan ayaa k

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Siyaasi Cali Maxamed Geeddi “Waxaan maqlayaa dad leh isbaaro hala dhigo oo Xamar qad cagaaran haloo sameeyo”
Ha ku Afurin Cabitaan aad u qaboow (Maqaal)

Rasaas ayaa xalay laga maqlay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Warar kalle duwan ayaa kasoo baxaya, iyadoo qaar ka mid ah ay sheegayaan ciidamada Puntland inay weerareen saldhig ciidamada Somaliland leeyihiin, halkaasina ay ka bilaabatay madaafiic la is waydaarsaday xalay goor dambe.

Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa isku horfadhiyay deegaanka Tukaraq muddo ka badan lix bilood, iyadoona Somaliland ay la wareegtay bishii sadexaad ee sanadkaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: