Shir dib loogu eegayo dastuurka oo ka furmaya Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Shir dib loogu eegayo dastuurka oo ka furmaya Garoowe (dhegayso)

Waxaa magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland soo gaaray wafdi kasocda guddiga dib u eegista dastuurka ee Soomaaliya. Ujeedka ayaa ah ka qaybgalka

Wasiir Maxamuud Caydid Dirir “Horta waan u cudur daarayaa Madaxweynaha waa nin waayeel ah,”
Dagaal khasaare geeystay ka dhacay gobalka Hiraan
Maxay ka wada hadleen madaxweyne Deni iyo Geelle?

Waxaa magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland soo gaaray wafdi kasocda guddiga dib u eegista dastuurka ee Soomaaliya.

Ujeedka ayaa ah ka qaybgalka kulan muddo sadex cisho qaadan doona oo ka furmaya Garoowe, kaasi oo ay ka qaybgalayaan guddiga baarlamaanka ee dastuurka.

Geeddi socodka dastuurka Soomaaliya ayaa qorshaha uu yahay in lasoo dhamaystiro kahor sanadka 2020 oo la qorsheeyey in la qabdo doorasho shaqsi iyo cod, inkastoo caqabado dhanka ammaanka ah uu ka jiro dalka qaybo ka mid ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: