Doorashada xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kasocota Garoowe

Doorashada xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kasocota Garoowe

Doorashada kursi ka banaan Golaha Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa kasocota magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Doorashadan ayaa waxaa ka qaybgalaya wasiirka qorshaynta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan.

Kursigan ayaa waxaa iska casilay xildhibaan hore Yaasiin Dhahar oo dowladda hadda jirta ay u magacowday qunsulka Soomaaliya ee Jabuuti.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com